Source text in English | Translation by yussuf osman (#30023) |
The Beginning All in a moment, years ago, The boy I was became a man: Suddenly my life began! I saw the world before me— So That ploughman by his horses stands Sweating on the first hill's brow, Having left the riverlands Furrowed in the vale below, And sees a mountainside to plough, Barren rock to blunt his share, Thunder hanging in the air, And the black peak above him, bare, Waiting now. —Let him plough it if he dare! | Bilowgii Dhamaan daqiiqad, sannado kahor, Wiilkii aan noqday nin: Si kadis ah noloshaydu waxay bilaabatay! Aniga hortayda waan ku arkay - Haddaba Ninkaas fardooleydiisa ah ayaa ag taagan fardo Dhidid ku taal geeska koowaad, Markaad ka tagtay dhulka webiyada Dooxadii hoos ka dhacday, Oo wuxuu Arkaa Buuro la fuulay. Dhagaxii weynu wuxuu qalloociyey qaybtiisa, Onkod hawada ka laalaada, Iyo buur madow oo korkiisa ah, oo madhan, Hada sugaya —Isaga ha daayo haddi uu isku dayo! |